HomeWararRa'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho. Wafdiga waxa ay ka yimaadeen oo ay ka soo laabteen Dalka Qatar oo ay beryahan ku sugnaayeen Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdigiisa. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa heshiisyo la saxiixday Dhigiisa Dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid […]

- Advertisement -

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho.

Wafdiga waxa ay ka yimaadeen oo ay ka soo laabteen Dalka Qatar oo ay beryahan ku sugnaayeen Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdigiisa.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa heshiisyo la saxiixday Dhigiisa Dalka Qatar.

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa Dalka ku soo laabtay iyadda oo Maanta uu soo shaac baxay Musuq Maasuq lagu eedeyay 25ka Wasaaradood Ee Xukuumadiisa.

Latest stories