HomeWararItoobiya oo Sheegtay Waqtiga Ciidamadeeda Ay Ka Bixi Doonan Soomaaliya

Itoobiya oo Sheegtay Waqtiga Ciidamadeeda Ay Ka Bixi Doonan Soomaaliya

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa sheegay in ciidamadooda ay ka daadgureyn doonaan dalka Soomaaliya hadii awooda ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya ay dib usoo laabato. Hailemariam Desalegn, oo wareysi siinayay Telefishinka CCTV, ayaa carabka ku adkeeay in wax walba ay ku xiran tahay ammaanka Soomaaliya iyo sida ciidanka dowlada Soomaaliya ay awoodooda ay noqoto. […]

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa sheegay in ciidamadooda ay ka daadgureyn doonaan dalka Soomaaliya hadii awooda ciidanka dowlada federaalka Soomaaliya ay dib usoo laabato.

Hailemariam Desalegn, oo wareysi siinayay Telefishinka CCTV, ayaa carabka ku adkeeay in wax walba ay ku xiran tahay ammaanka Soomaaliya iyo sida ciidanka dowlada Soomaaliya ay awoodooda ay noqoto.

- Advertisement -

Sidoo kale Hailemariam Desalegn,ayaa sheegay in caalamka iyo dowladda Itoobiya ay eegayaan fulinta laab ku heynta cusub ee soomaaliya marka la gaaro sanadka 2016.

Itoobiya ayaa waxaa ay qeyb ka tahay ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM.

Hadalka Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa kusoo beegmaya xili Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo wareysi siinayay Telefishinka Aljazeera, uu shaaca ka qaaday in ciidamada AMISOM ay ka bixi doonan Soomaaliya inta udhexeysa sanadaha 2016 ilaa 2017.

Latest stories