HomeWararHanti dhowraha guud "musuq maasuq ayaa ka jira wasaaradaha Soomaaliya"

Hanti dhowraha guud “musuq maasuq ayaa ka jira wasaaradaha Soomaaliya”

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Hanti dhowraha guud ee dowladda soomaaliya Nuur Jimcaale Faarah, oo wareysi siiyay wakaalada wararka ee Reuters, ayaa sheegay in baaritaano ay ku sameyeen 25 wasaaradood ee xukuumada federalka ee soomaaliya, ay ku ogaadeen in musuq maasuq uu ka dhex jiro Wasaaradaha. Hanti dhowraha ayaa sheegay in warbixintooda ay daabici doonaan, bisha soo socota marka ay […]

- Advertisement -

Hanti dhowraha guud ee dowladda soomaaliya Nuur Jimcaale Faarah, oo wareysi siiyay wakaalada wararka ee Reuters, ayaa sheegay in baaritaano ay ku sameyeen 25 wasaaradood ee xukuumada federalka ee soomaaliya, ay ku ogaadeen in musuq maasuq uu ka dhex jiro Wasaaradaha.

Hanti dhowraha ayaa sheegay in warbixintooda ay daabici doonaan, bisha soo socota marka ay dib isugu soo laabtaan xubnaha Baarlamaanka dolwadda soomaaliya.

- Advertisement -

Warbixinta ayaa daaha ka rogeysa in wadamada reer-galbeedka iyo deeqbixiyaasha ay soomaaliya ku deeqeen lacago malaayiin ah oo dib loogu dhisaayo ciidamada dowladda iyo dhismaha dalka.

Latest stories