HomeWararXoolo Gaaraya 116 Neef oo Ku Geeriyooday Biyo Sumeysan

Xoolo Gaaraya 116 Neef oo Ku Geeriyooday Biyo Sumeysan

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ugu yaraan 116 Neef oo isugu jira Ari iyo Iddo ayaa ku geeriyooday 72 kalena waa ay ka badbaadeen Biyo Sumeysan oo ka Cabeen goob Xoolaha laga waraabiyo oo ku taala Bariga Hargeysa.

Xoolaha Sunta ay gaartay waa 188 balse Waxa ka badbaaday 72 Neef sida laga soo xigtay Dadka Deegaanka.

Dhamaan Xoolaha Sumeysmay waxa lahaa Laba Qoys oo ku nool Barigga Magaaladda Hargeysa.

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Somaliland Dr Jaamac Maxamed Odawa ayaa Warbaahinta u sheegay in weli uu baaritaan ku socdo dhacdadasi iyo Cidii ka dambeysay intaba.

Waxa loo xeray ilaa iyo imminka Nin darawal ka ahaa Gaarigga Xoolaha lagu soo qaaday.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories