HomeWararCiidamadda Dowladda iyo Kuwa Amisom oo Hiiraan Kula Dagaalamay Al Shabab

Ciidamadda Dowladda iyo Kuwa Amisom oo Hiiraan Kula Dagaalamay Al Shabab

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay kaabayaan kuwa Amisom iyo Al Shabab ayaa goor dhaw ka dhacay Tuuladda Raangaabo oo ku dhaw Magaalooyinka Beledweyne iyo BuulaBurde ee Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa bilawday kadib markii uu Weerar qabsaday Kolonyo ka tirsan Ciidamadda Amisom iyo kuwa Dowladda oo waday Deeq Raashin ah. […]

- Advertisement -

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay kaabayaan kuwa Amisom iyo Al Shabab ayaa goor dhaw ka dhacay Tuuladda Raangaabo oo ku dhaw Magaalooyinka Beledweyne iyo BuulaBurde ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa bilawday kadib markii uu Weerar qabsaday Kolonyo ka tirsan Ciidamadda Amisom iyo kuwa Dowladda oo waday Deeq Raashin ah.

- Advertisement -

Ma cadda khasaaraha ka dhashay Dagaalka balse Wararka ayaa sheegaya inuu jiro khasaaro badan.

Waxa ka soo kordha halkan ayaad kala socon doontan insha allah.

Latest stories