HomeWararCiidamadda Amisom oo Ku Wajahan Magaaladda Cadaado

Ciidamadda Amisom oo Ku Wajahan Magaaladda Cadaado

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ciidamo ka tirsan kuwa Amisom oo Saakay ka tagay Gobolka Hiiraan ayaa ku wajahan Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb.

Ciidamadasi waxa ay ka qeyb qaadan doonan Sugida Ammaanka Magaaladda Cadaado oo lagu qaban doono Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe.

Ciidamadda Amisom Ee halkasi ku wajahan waxa ay ka kala socdaan Dalalka Jabuuti iyo Amisom.

Cadaado waxa ku sugan Ergooyin badan oo ka qeyb qali doona Shirka Maamulka loogu sameynayo Maamulka Goboladda Dhexe.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories