- Advertisement -
Ugu yaraan Ciidamadda Booliska Dalka Kenya ayaa Xeray Toddobo qof oo Soomaali ah.
Dadka La Xeray waxa lagu qabtay Wadada Nakuru ee gasha magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya.
- Advertisement -
Dhamaan dadka la qabtay aqoon uma lahan Luqad aan ahayn Afka Soomaaliga marka laga reebo hal qof.
