HomeWararSeychelles oo Dad Soomaali ah Ku Heshay Dambi Burcad Badeednimo

Seychelles oo Dad Soomaali ah Ku Heshay Dambi Burcad Badeednimo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Maxkamada sarre Ee Dalka Seychelles ayaa ku heshay Dambi Burcad badeednimo ah Sagaal qof oo Soomaali ah oo ku jiro qof da’yar. Sagaalkan Ruux waxa hore loogu eedeyay iney Weerareen Maraakiib ay kamid ahaayeen Markabka M/V Zhongji oo uu ka dul babanayay Calanka Hong Kong Taariikhda Marka ay ahayd 6dii bishii November 2013kii sido kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada sarre Ee Dalka Seychelles ayaa ku heshay Dambi Burcad badeednimo ah Sagaal qof oo Soomaali ah oo ku jiro qof da’yar.

Sagaalkan Ruux waxa hore loogu eedeyay iney Weerareen Maraakiib ay kamid ahaayeen Markabka M/V Zhongji oo uu ka dul babanayay Calanka Hong Kong Taariikhda Marka ay ahayd 6dii bishii November 2013kii sido kale waxa loo heystay Weerar kale oo ay la eegteen ‘M/V Torm Kansas’ oo laga leeyahay Denmark Taariikhda marka ay ahayd 30 November isla Sanadkasi 2013kii.

- Advertisement -

 

Markabka HDMS Esbern oo laga leeyahay Dalka Denmark ayaa u gacanta u galiyay 9 qof Masuuliyiinta Dalka Seychelles bishii kadib markii ay isku dayeen iney Gacanka Cadan ay ku qabsadaan Markab lagu Magacaabo M/V Torm Kansas’.

 

- Advertisement -

 

 

Markabka HDMS Esbern Snare oo qeyb ka ah Howlgalka La Dagaalanka Burcad Badeeda oo ay Wado NATO ayaa qabtay Raggasi Burcad badeeda ah.

 

Sagaalkan qof Ee Soomaalida ah oo Magacyadooda la shaacin waxa ay da’dooda u dhaxeysaa 14 ilaa iyo 35 jir.

Qaadiga Maxkamadda Seychelles Mohan Niranjit Burhan ayaa diiday In Sagaalkasi qof Ee Soomaalida ah iney ahaayeen Koox kalluumeysato ah oo aysan ahayn Burcad Badeed sida uu ku dooday Qareenka u doodaya Soomaalidasi.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts