HomeWararSafaaradii Mareekanka Ee Jabuuti oo Maanta La Xeray

Safaaradii Mareekanka Ee Jabuuti oo Maanta La Xeray

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Bayaan ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareekanka ayaa lagu shaaciyay in la xeray Safaaradii Dowldasi Ay ku laheyd Jabuuti. Sababta keentay arintan waxa ay la xiriirtaa Dib u eegis lagu sameyn doono Amniga Xarunta Safaaradda. Waxa ay arintan timid kadib markii Sheikh Xasaan Xuseen oo aad u taageera Siyaasadda Al Shabab uu Codsaday iney […]

- Advertisement -

Bayaan ka soo baxay Waaxda Arrimaha Dibadda Mareekanka ayaa lagu shaaciyay in la xeray Safaaradii Dowldasi Ay ku laheyd Jabuuti.

Sababta keentay arintan waxa ay la xiriirtaa Dib u eegis lagu sameyn doono Amniga Xarunta Safaaradda.

- Advertisement -

Waxa ay arintan timid kadib markii Sheikh Xasaan Xuseen oo aad u taageera Siyaasadda Al Shabab uu Codsaday iney midooban Daacish iyo Al Shabab.

Latest stories