HomeWararMareekanka oo Xaqiijiyay Dilka Adan Garaar

Mareekanka oo Xaqiijiyay Dilka Adan Garaar

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

War ka soo baxay Waaxda Difaaca Dalka Mareekanka ayaa lagu xaqiijiyay in Maalintii Jimacaha ay ku dileen Duqeyn ka dhacday Koonfurta Soomaaliya Adan Garaar.

Duqeynta oo ka dhacday Deegaan hoos yimaada Degmada Bardheere waxa ku dhintay Sida Mareekanka uu sheegay Adan Garaar iyo Laba Sarkaal oo kale.

Mareekanka waxa uu sheegay in Adan Garaar uu Ku lug lahaa Weerarkii lagu qaaday Xarunta Ganacsiga Westgate Mall Ee Magaaladda Nairobi bishii September 2013kii,76 qof ayaana ku dhintay.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories