HomeWararRa'iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Amiirka Qadar oo ka hadlay xiriirka labada dal

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Amiirka Qadar oo ka hadlay xiriirka labada dal

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke iyo Amiirka Dowladda Qadar  Sheekh Xamad Bin Khalifah ayaa maanta ku kulmay Magaalada Dooxa ee Wadanka Qadar. Labada Masuul ayaa ka wada hadlay xiriirka Labada Wadan iyada oo ay kala saxiixdeen heshiisyo kala duwan. Dhanka Kale Wasiirada  Arimaha Dibadda labada Dowladood iyo Wasiiradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke iyo Amiirka Dowladda Qadar  Sheekh Xamad Bin Khalifah ayaa maanta ku kulmay Magaalada Dooxa ee Wadanka Qadar.

Labada Masuul ayaa ka wada hadlay xiriirka Labada Wadan iyada oo ay kala saxiixdeen heshiisyo kala duwan.

- Advertisement -

Dhanka Kale Wasiirada  Arimaha Dibadda labada Dowladood iyo Wasiiradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada labada Wadan ayaa kala Saxiixday Heshiisyo Dhowr Qodob ka kooban oo ay ka mid ahaayeen in Diyaaradda Qadar Airways ay Dalka Soomaaliya ka bilowdo Duulimaad toos ah.

Dowaldda Qadar ayaa shaaca ka qaaday in ay garabtaagan tahay dowladda Soomaaliya islamarkaana xukuumadda ay ka caawin doonto dhinacyo fara badan.

Latest stories