HomeWararGudoomiye kuxigeenka dhinaca siyaasada Gobolka Banaadir oo la magacaabay

Gudoomiye kuxigeenka dhinaca siyaasada Gobolka Banaadir oo la magacaabay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wareegto Kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Waxaa lagu magacaabay Gudoomiye kuxigeenka dhinaca siyaasada ee Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye. Digreetadan ayaa timid kadib markii uu geeriyooday Maxamed Aadan Guuleed (Caana Geelle) oo ahaa Gudoomiye kuxigeenkii dhinaca siyaasada ee Gobolka Banaadir. Maxamed Axmed Diiriye ayaa waxaa loogu baaqay in uu si wanaagsan u guto shaqada […]

- Advertisement -

Wareegto Kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Waxaa lagu magacaabay Gudoomiye kuxigeenka dhinaca siyaasada ee Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye.

Digreetadan ayaa timid kadib markii uu geeriyooday Maxamed Aadan Guuleed (Caana Geelle) oo ahaa Gudoomiye kuxigeenkii dhinaca siyaasada ee Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Maxamed Axmed Diiriye ayaa waxaa loogu baaqay in uu si wanaagsan u guto shaqada loo soo igmaday.

Masuulkan la magacaabay ayaa ayaa waxaa dhalay Nabadoon Axmed Diiriye oo ahaa Afhayeenkii Odayaasha Beelaha Hawiye.

Gudoomiye kuxigeenkii hore ee dhinaca siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Aadan Guuleed (Caana Geelle) ayaa ku geeriyooday weerar 20-kii bishii Febraayo ka dhacay Hotelka Central ee Magaalada Muqdisho.

Latest stories