HomeWararGudoomiyaha Mandheera oo Ku Taliyay In Isbadel Lagu Sameeyo Saraakiisha Ammaanka

Gudoomiyaha Mandheera oo Ku Taliyay In Isbadel Lagu Sameeyo Saraakiisha Ammaanka

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Gudoomiyaha degmada mandheera ee waqooyi-bari dalka Kenya Cali Ibraahim Roba, ayaa ku taliyay in la bedelo madaxda ciidamada Boliiska dalkaasi, si loogu guuleysto weerarada Al Shabab ay ka geystaan Kenya. Hadalkaan kasoo baxay gudoomiyaha ayaa imaanaya, xili maalmo yar ka hor uu ka badbaaday fal isku day dil ahaa. Ali Roba, ayaa dhanka kale sheegay […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha degmada mandheera ee waqooyi-bari dalka Kenya Cali Ibraahim Roba, ayaa ku taliyay in la bedelo madaxda ciidamada Boliiska dalkaasi, si loogu guuleysto weerarada Al Shabab ay ka geystaan Kenya.

Hadalkaan kasoo baxay gudoomiyaha ayaa imaanaya, xili maalmo yar ka hor uu ka badbaaday fal isku day dil ahaa.

- Advertisement -

Ali Roba, ayaa dhanka kale sheegay in ciidamada Booliska aysan heli karin xog kasta oo ku aadan weeraradda kusoo wajahan, taaso bedelkeedana ay ubaahan yihiin in wada shaqeyn ay ka helaan dadka deegaanka.

Warbaahinta gudaha dalka Kenya, ayaa warinaya in madaxda Boliiska Kenya ay adkeynayaan ammaanka shacabka dalkaasi.

Afartii bilood ee lasoo dhaafay, ayaa waxaa degmada Mandheera lagu dilay dad lagu qiyaasay 100 ruux, oo iskugu jiray ciidamo, iyo dad kaloo rayid ah.

Latest stories