HomeWararDowladda Kenya oo sheegtay in Al Shabab ay 4 Qof ku dishay...

Dowladda Kenya oo sheegtay in Al Shabab ay 4 Qof ku dishay Wajeer

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

War kasoo baxay ciidamada dowlada Kenya, ayaa lagu shegay in dagaalyahano ka tirsan Al Shabab ay kasoo gudbeen xadka Kenya, kadibna ay dileen Afar ruux, ayna sidoo kale gubeen tukaamo. Dad goob joogayaal ah ayaa wakaalada wararka ee Reuters ushegay in werarka uu ka dhacay Magalada Wajeer oo 100 km ujirta xadka somaliya uu la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War kasoo baxay ciidamada dowlada Kenya, ayaa lagu shegay in dagaalyahano ka tirsan Al Shabab ay kasoo gudbeen xadka Kenya, kadibna ay dileen Afar ruux, ayna sidoo kale gubeen tukaamo.

Dad goob joogayaal ah ayaa wakaalada wararka ee Reuters ushegay in werarka uu ka dhacay Magalada Wajeer oo 100 km ujirta xadka somaliya uu la leeyahay Kenya.

- Advertisement -

Taliyaha police-ka Magalada wajeer, ayaa saxaafadda u sheegay in kooxaha hubeysnaa ay dab qabasiiyeen Dukaan yar, oo xiligaasi dadkii lahaa ay ka maqnaayeen goobta ganacsiga.

Mohamed Siyat, oo kamid ah saraakiisha nabad-galyada ayaa shegay in ciidanka ay wadaan baaritaano dhinaca amni xaqiijinta, ayna faafaahin ka bixin doonaan waxyaabaha kusoo kordha howgalladooda.

Ammaanka magaalooyinka xadka Kenya, ayaa faraha ka baxay sida ay aamiinsanyihiin khubarada dhanka ammaanka saadaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts