HomeWararDiyaaradda Qatar Airways oo Duulimaadkeeda Ka Bilaabeysa Soomaaliya

Diyaaradda Qatar Airways oo Duulimaadkeeda Ka Bilaabeysa Soomaaliya

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Diyaaraddda Qatar Airways ayaa Dib uga bilaabi doonta Duulimaadyadeeda Dalka Soomaaliya. Munaasab Weyn oo Arintasi looga hadlayo waxa ka qeybgali doona Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke sida Warar aan helnay ay sheegayaan. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa Shalay gaaray Magaaladda Doha Ee dalka Qadar. Diyaaraddo badan ayaa dib uga bilaabay Soomaaliya Duulimaadyadii ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaraddda Qatar Airways ayaa Dib uga bilaabi doonta Duulimaadyadeeda Dalka Soomaaliya.

Munaasab Weyn oo Arintasi looga hadlayo waxa ka qeybgali doona Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke sida Warar aan helnay ay sheegayaan.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa Shalay gaaray Magaaladda Doha Ee dalka Qadar.

Diyaaraddo badan ayaa dib uga bilaabay Soomaaliya Duulimaadyadii ay ku imaan jireen ka hor burburkii Dalka.

Waxa dib uga bilawday Duulimaadkeeda Shirka Duulimaadka Ee Turkish Airways.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts