HomeWararGudoomiyaha mandheera oo rajo xumi ka muujiyay Amaanka waqooyi bari Kenya

Gudoomiyaha mandheera oo rajo xumi ka muujiyay Amaanka waqooyi bari Kenya

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Gudoomiyaha degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya Ali Roba, ayaa isaga oo saxaafada kula hadlayay magaalada Niarobi ee caasimada dalka Kenya, waxaa uu sheegay in rajo xumo ay tahay isku haleynta ammaanka waqooyi bari dalka Kenya. Sidoo kale Mr Ali ayaa sheegay, in dowladda Kenya ay xil kasaarantahay difaacida iyo weyneenta ammaanka guud ee […]

- Advertisement -

Gudoomiyaha degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya Ali Roba, ayaa isaga oo saxaafada kula hadlayay magaalada Niarobi ee caasimada dalka Kenya, waxaa uu sheegay in rajo xumo ay tahay isku haleynta ammaanka waqooyi bari dalka Kenya.

Sidoo kale Mr Ali ayaa sheegay, in dowladda Kenya ay xil kasaarantahay difaacida iyo weyneenta ammaanka guud ee dalka Kenya, sidoo kale waxaa uu yiri looma baahna in ciidamadeena Kenya ay difaacaan dalka soomaliya, tasina bedelkeedana waxaa loo baahanyahay in ay dalka Kenya ka difaacadaan xarakada Al shabab oo sheegatay masuuliyada weerarada dalkaasi kadhacay waxaana ugu dambeyay werarkii isaga lagu beegsaday.

- Advertisement -

Weerar ay musuuliyadiisa ay sheegteen xarakada Al-shabaab,ayaa ku dhintay ugu yaraan seddax qof oo laba ay Boolis tahay halka ku dhawaad 7-ruux dhaawac soo gaareen,, iyadoo qaar kamid ah dhaawacan la sheegay in xaaladooda laga deerinayo.

Bishii November ee sanadkii tagay, ayaa waxaa dagaalyahano ka tirsan Al shabab, ay Magaalada Mandhera ka afduubteen gaari bus ahaa oo usocday Magaalada Niarobo, waxaana halkaasi lagu dilay 28 ruux oo aan muslim aheen, oo ka shaqeynayay qudida macdanta.

Latest stories