HomeWararMaroodiga oo la ogaaday in uu urin karo Miinooyinka dhulka lagu aaso

Maroodiga oo la ogaaday in uu urin karo Miinooyinka dhulka lagu aaso

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Cilmi baadhayaal jooga  dalka South Africa ayaa xaqiijiyay in Xayawaanka weyn ee Maroodiga in uu waqtiyada qaar uu noqon karo mid uriya lana socda, waxyaaba qaraxyada ee lagu aaso dhulka.sida Miinooyinka. Qubarada ayaa sheegaya in Maroodiga lagu tilmaami karo duurjoogtii ugu danbeysay ee kusoo biira Aadanaha, Maadaama uu ka hortagi karo Qaraxyada dhulka la isku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cilmi baadhayaal jooga  dalka South Africa ayaa xaqiijiyay in Xayawaanka weyn ee Maroodiga in uu waqtiyada qaar uu noqon karo mid uriya lana socda, waxyaaba qaraxyada ee lagu aaso dhulka.sida Miinooyinka.

Qubarada ayaa sheegaya in Maroodiga lagu tilmaami karo duurjoogtii ugu danbeysay ee kusoo biira Aadanaha, Maadaama uu ka hortagi karo Qaraxyada dhulka la isku galiyo waqtiyada uu socdo dagaalada.

- Advertisement -

Waxa ay ahayd markii ugu horeysay ee la ogaado in  maroodiga uu Garankaro Qaraxyada Miinooyinka dhulka ku hoos jira, sanadkii 2002 xili uu dagaal ka socday dalka Angola, ayaa markii laga soo laabtay dagaalka, waxaa uu tilmaamooyin sax ah uu ka bixiyay Miinooyin dhulka lagaliyo, sida ay sheegeen Qubarada soo saaray Daraasadaan.

Sidoo kale waxaa la aaminsayahay ayaa la yiri, in Maroodiga uu ka leexdo goobaha uu ugu shakiyo in ay qatarta Miinooyinka ay ku aasanyihiin, halkaas oo uu naftiisa iyo dadka kaleba uu ugu baaqo in ay saameyn ku yeeshaan.

Daraasada ayaa daaha ka rogeysa in tijaabo lagu sameyay Maroodiyaal joogay Magaalo lagu magacaabo Bela-Bela, oo dhacda waqooyiga dalka Koonfur Africa, iyo Maroodiyaal jooga Magaalada Pretoria.

- Advertisement -

Xayawaanka cajiib ah ayaa waxaa uu yahay mid awood u leh in uu qaado inkabadan waxyaaba ay qaadi karaan gawaarida xamuulka, waxaana wadamada Africa qaarkood ku yahay mid laga Ugaarsado, isagoo dadka ay yaqaanaan micnihiisa iyo faa’idooyinka uu leeyahay sida uu sheegay Ashadee Kay Miller, oo ah arday cilmiga barashada  xayawaan ka barta jaamacada  University of Witwatersrand ee magaalada Johannesburg, oo la hadlay warbaahinta Mail Online .

Waxaa turjimay : Hassan Ali Osman Istiila

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts