HomeWararDhageyso: Cali Khaliif Galleyr oo ka hadlay Dagaalada Khaatuma iyo Somaliland

Dhageyso: Cali Khaliif Galleyr oo ka hadlay Dagaalada Khaatuma iyo Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Cali Khaliif Galleyr Madaxweynaha Maamulka Khaatuma State oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa Ka warbixiyay Dagaalada Maamulka uu hogaaminayo iyo Maamulka Somaliland.

Madaxweynaha Khaatuma State ayaa ka dhawaajiyay in Maamulka Somaliland uu ku qasbayo Maamulkiisa in ay la go’aan Maamulkaasi maadaama Somaliland ay shaacisay in ay ka go’day Soomaaliya inteeda Kale.

Maamulada Khaatuma iyo Somaliland ayaa dhawr jeer ku dagaalamay deegaano ay isku haystaan Labadaasi Maamul.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories