HomeWararDanjire Key oo gaaray Magaalada Baydhabo

Danjire Key oo gaaray Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wakiilka Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nichlas Key ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Danjire Key ayaa kulamo kula Qaadanaya Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ah Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya. Wariyaha Idaacada Dalsan ee Magaalada Baydhabo Maxamed Aadan Socdaal ayaa Soo Warinaya in kulankaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakiilka Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Nichlas Key ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Danjire Key ayaa kulamo kula Qaadanaya Madaxtooyada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan oo ah Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Wariyaha Idaacada Dalsan ee Magaalada Baydhabo Maxamed Aadan Socdaal ayaa Soo Warinaya in kulankaasi uu iminka Soconayo iyadoona Bahda Saxaafada ay banaan joog ka Tahay Kulankaasi.

Lama oga Waxaa ay ka Wada hadlayaan Danjire Key iyo Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya.

Kulanka Markii uu Soo Dhamaado ayaa lagu Wadaa in ay la Hadlaan Bahda Warka Fidiya.

- Advertisement -

Amaanka Magaalada Baydhabo ayaa Sidoo Kale Maanta Aad loo Adkeeyay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts