HomeWararAl Shabab oo Sarkaal Ka Tirsan Dowladda iyo Qoyskiisa Ku Dilay Gedo

Al Shabab oo Sarkaal Ka Tirsan Dowladda iyo Qoyskiisa Ku Dilay Gedo

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ciidamadda Xarakadda Al Shabab Ee Gobolka Gedo ayaa dilay Sarkaal sarre oo ka tirsanaa Militiriga Dowladda Soomaaliya oo Magaciisa lagu sheegay Iman Caddow,Xaaskiisa,iyo Afar Carruur oo uu isagga Dhalay. Dilka ayaa ka dhacay Degmadda Luuq Ee Gobolka Gedo. Xarakadda Al Shabab Weli kama aysan hadlin Dilkan oo dadka deegaanka ay sheegeen iney geysteen Rag ka […]

- Advertisement -

Ciidamadda Xarakadda Al Shabab Ee Gobolka Gedo ayaa dilay Sarkaal sarre oo ka tirsanaa Militiriga Dowladda Soomaaliya oo Magaciisa lagu sheegay Iman Caddow,Xaaskiisa,iyo Afar Carruur oo uu isagga Dhalay.

Dilka ayaa ka dhacay Degmadda Luuq Ee Gobolka Gedo.

- Advertisement -

Xarakadda Al Shabab Weli kama aysan hadlin Dilkan oo dadka deegaanka ay sheegeen iney geysteen Rag ka tirsanaa Al Shabab.

Latest stories