HomeWararKenya oo Shaacisay In Sirdoonkeeda Uu Gacan Ka Geystay Weerarkii Lagu Dilay...

Kenya oo Shaacisay In Sirdoonkeeda Uu Gacan Ka Geystay Weerarkii Lagu Dilay Adan Garaar

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in Militerigeeda iyo sirdoonkeeda  ay xog isweeraarsadeen ka hor inta diyaaradaha Droneka Mareykanka aysan howgallo ka fulin degmada Bardheere ee Gobolka Gado, oo lagu dilay sarkaal ka tirsaan al Shabab oo magaciisa lagu sheegay Aden Garaar, sida lagu daabacay wargeyska Daily News.

Dowladaha Kenya iyo Mareykanka, ayaa sheegay in Adan Garar, uu wax ka ogaa weerarkii lagu qaaday Xaruunta Ganacsiga westgate bishii September ee sanadkii 2013.

Adan Garar, ayaa waxaa Mareykanka uu sheegay in lala dilay labo kamid ah kaaliyaashiisa, waxaana uu darajo sare uu ka hayay Xarakada Al Shabab, tan iyo markii Ahmed Abdi Godane, ay Mareykanku sheegeen in ay duqeyn ku dileen Septembertii aan kasoo gudubnay.

Dowlada Kenya ayaa ciidankeeda Militeriga u dirtay Soomaaliya sanadkii 2011, waqtigas oo Soomaaliya ay geysay 4,660 Askari.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories