HomeWararGolihii adeega Garsoorka ee Soomaaliya oo la kala diray (Wareegto Madaxweyne)

Golihii adeega Garsoorka ee Soomaaliya oo la kala diray (Wareegto Madaxweyne)

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Wareegto uu ku saxiixan yahay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa lagu kala diray Golihii Adeega Garsoorka Soomaaliya.

Digreetadan oo 11-kii Bishaan soo baxday ayaa lagu sheegay in wixii ka dambeeya Maalintaasi dalka aysan ka jirin Adeeg Garsoor Maadaama golahaasi aysan ku dhisneen sharci waafaqsan Dastuurka Kumeel Gaarka ah.

Wareegtadan ayaa waxaa lagu xusay in Saameen aysan ku yeelan doonin  Xafiisyada Gudoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Xeer Ilaaliyaha Guud  ee Qaranka.

Hoos Ka Aqriso Wareegtada:

WAREEGTO

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories