HomeWararAdan Ducaalle oo Sheegay in Kenya Ay Diyaar U Tahay Wada Hadalka...

Adan Ducaalle oo Sheegay in Kenya Ay Diyaar U Tahay Wada Hadalka Al Shabab

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Siyaasiga Adan Barre Ducaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta Dalka Kenya ahna Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay diyaar u tahay iney wada hadal la gasho Xarakadda Al Shabab. Adan Ducaale waxa uu ka codsaday sido kale Al Shabab iney badbaadiyaan dhamaan Dadka Soomaalida Ee ku nool Goobaha ay Weeraradda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiga Adan Barre Ducaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta Dalka Kenya ahna Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in Kenya ay diyaar u tahay iney wada hadal la gasho Xarakadda Al Shabab.

Adan Ducaale waxa uu ka codsaday sido kale Al Shabab iney badbaadiyaan dhamaan Dadka Soomaalida Ee ku nool Goobaha ay Weeraradda ka fuliyaan Ee Dalka Kenya.

- Advertisement -

Hadalkan ayaa imaanaya Xilli Al Shabab ay Shalay Weerar gaadmo ahaa oo ka dhacay Mandheera ay ku dileen Afar Qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts