HomeWararMareekanka iyo Kenya oo Ka Hadlay Duqeyn Lala Eegtay Al Shabab

Mareekanka iyo Kenya oo Ka Hadlay Duqeyn Lala Eegtay Al Shabab

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Saraakiil  u hadlay Dalalka Mareekanka iyo Kenya ayaa sheegay in Duqeyntii Shalay lala eegtay Xubno ka tirsan Xarakadda Al Shabab lagu dilay Madaxii Howlgaladda Arrimaha Dibadda Al Shabab Adan Garaar iyo Laba qof oo gaarigga la saarnaa.

Duqeynta waxa ku dhaawacmay Darawalkii Gaariga duqeynta lala eegtay oo Magaciisa lagu sheegay Jaamac Cali Xire Maxamed oo ku waayay Halkasi labadiisa lugood.

Waxa ay ka dhacday Duqeynta Tuuladda Abaq Xaluul oo 25 kM banaanka ka jirta Magaaladda Baardheere Ee Koonfurta Dalka Soomaaliya.

Adan Garaar Waxa dhawaan lagu badalay Madaxii hore Ee Howlgaladda Arrimaha Dibadda Al Shabab Yusuf dheeq oo bishii Febraayo ku dhintay Duqeyn ay la eegteen Mareekanka.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories