HomeWararFaahfaahin: Weerarkii Al Shabab Ay La Eegteen Kolonyadii Cali Roba

Faahfaahin: Weerarkii Al Shabab Ay La Eegteen Kolonyadii Cali Roba

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhimatay Weerarkii Maanta Al Shabab ay la eegteen Kolonyo uu la socday Gudoomiyaha Mandheera Cali Roba.

Weerarka ayaa dhacay Saakay 9kii Subaxnimo lkn warkan ayaa soo shaac baxay 11kii Duhurnimo Ee Maanta.

Kenya waxa ay xaqiijisay in Laba gaari weli la la’yahay kadib markii uu dhacay Weerarka.

Al Shabab dhinaceeda waxa ay shaacisay iney gubtay Hal gaari islamarkaana ay soo qabsadeen Laba gaari sida uu sheegay afhayeen U hadlay Kooxda.

Weerarka ayaa ka dhacay goob dhowr KM u jirta Deegaanka Carabiya,halkas oo sido kale ay ku dhinten 28 qof marka Al Shabab ay dada badan xasuuqeen 22kii bishii November Ee Sanadkii Hore.

Ma ahan Weerarkii ugu horeeyay Ee lala eegtay Gudoomiyaha Mandheera Cali Roba.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories