HomeWararDhageyso:Gudoomiyaha Badhaadhe oo Ka Hadlaya Dad ay Dileen Al Shabab

Dhageyso:Gudoomiyaha Badhaadhe oo Ka Hadlaya Dad ay Dileen Al Shabab

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Gudoomiyaha Degmadda Badhaadhe Faarax Heybe oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa Xaqiijiyay dhimashadda Ugu yaraan 6 qof oo ay dileen Al Shabab. Dadka la dilay Waxa lagu sheegay iney kamid ahaayeen Dadka ka shaqeysta dhuxusha. Waxa jira sido kale warar sheegaya in Al Shabab ay gaari ku gubeen isla goobta dadkasi lagu dilay.

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Degmadda Badhaadhe Faarax Heybe oo Wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa Xaqiijiyay dhimashadda Ugu yaraan 6 qof oo ay dileen Al Shabab.

Dadka la dilay Waxa lagu sheegay iney kamid ahaayeen Dadka ka shaqeysta dhuxusha.

- Advertisement -

Waxa jira sido kale warar sheegaya in Al Shabab ay gaari ku gubeen isla goobta dadkasi lagu dilay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts