HomeWararDowlada Shiinaha oo U Tababartay Dhaqaatiir Soomaali Ah Daaweynta Cuduradda Carruurta

Dowlada Shiinaha oo U Tababartay Dhaqaatiir Soomaali Ah Daaweynta Cuduradda Carruurta

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Dowladda Shiinaha ayaa ugu qabatay Dalkeeda Tababar la xiriira Daaweynta Cudurada ku dhaca Carruurta Dhaqaatiir iyo Kalkaliyeyaal Soomaali ah oo Ka HowlgalaCusbitaalka Banadir Ee Muqdisho.
Shaqaalahasi Caafimaad waxa ay ka howlgalaan Waaxda Cuduradda Carruurta qaabilsan Ee Cusbitaalka,qeybtaas oo Malaayiin Soomaali ah ay ka helaan Adeeg Caafimaad.

Dowladda Shiinaha ayaa aas aastay Waaxdii ugu horeysay Ee Carruurta lagu Baxnaaniyo Ee uu yeesho Cusbitaalka Banadir tan iyo Markii la yagleelay 40 Sanno ka hor.

Qeybtasi imminka waxa ka howlgala ku dhawaad Shaqaale Caafimaad oo gaaraya 40 qof oo isugu jira Dhaqaatiir iyo Kalkaaliyeyaal Soomaali ah.

Waxa ay La tacalaan Kumanaan Carruur ah oo qarkood ay soo riteen Cuduradda Shubanka,Jadeecadda iyo Cudurka Qaarjeexa loo yaqaano.

Wakaaladda Wararka Shiinaha oo Warbixintan qortay waxa ay shaacisay in Ku xigeenka Madaxa Qeybta Carruurta Ee Cusbitaal Banadir Bashiir Xuseen inuu uga mahadceliyay Dowladda Shiinaha Waxbarashad bilaashka ah oo ay siiyeen Shaqaalahooda.

Cusbitaalka oo Bixiya Adeeg Caafimaad haddana weli uma dhameystirna Daawooyinkii ay ubaahnayeen Bukaanadda halkasi tagga.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories