HomeWararDeg Deg: 9 qof oo ku Dhimatay Qaraxyo Xoogan oo Goor Dhaw...

Deg Deg: 9 qof oo ku Dhimatay Qaraxyo Xoogan oo Goor Dhaw Lagu Weeraray Madaxtooyada Baydhabo

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Qaraxyo Xoogan oo Laba ahaa ayaa goor dhaw lagu Weeraray Xarunta Madaxtooyadda Maamulka Koonfur Galbeed Ee Magaaladda Baydhabo.

Dagaal toos ah ayaa Bilaawday qaraxyada Kadib waxana weli socda iska hor imaad xoogan.

Ugu yaraan 9 qof ayaa la xaqiijiyay iney dhinteen,waxana ku jira 3 askari oo Dowladda ka tirsan,1 Ciidamadda Itoobiya,2 Al Shabab ah iyo dad kale oo goobta ku sugnaa.

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Mr Nick Kay ayaa Cambaareeyay Weerarka waxana uu sheegay Danjire Kay inuu La hadlay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uuna Caafimaad qabo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories