HomeWararRa'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Dalka Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Dalka Jabuuti

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa gaaray Dalka Jabuuti. Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu Jabuuti ku sugan yahay kulan la Qaadan doona Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle. Waxaa ay ka wada hadli doonaan xaalada labada dal. dowladda Jabuuti ayaa qeyb ka ah wadamadda Ciidamada ay ka joogaan dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa gaaray Dalka Jabuuti.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu Jabuuti ku sugan yahay kulan la Qaadan doona Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle.

- Advertisement -

Waxaa ay ka wada hadli doonaan xaalada labada dal.

dowladda Jabuuti ayaa qeyb ka ah wadamadda Ciidamada ay ka joogaan dalka Soomaaliya.

Latest stories