HomeWararDhageyso:Dowladda oo laga dalbaday in Cadaaladda La horkeeno dadkii fududeeyay Qaraxii Hotel...

Dhageyso:Dowladda oo laga dalbaday in Cadaaladda La horkeeno dadkii fududeeyay Qaraxii Hotel SYL

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Salaad Ceynte oo ah Khabiir Dhanka Amaanka ah ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya Ka Codsaday in Calaada la Horkeeno Saraakiishii Fududeeyay Qaraxii Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa uu sheegay in uu ku talinayo in aan dambi la saarin cid aan falkaasi ku luglaheen islamarkaana uusan ku dhex fakan shacabka kii dambiga lahaa.

Hadalka Salaad Ceynte ayaa Yimid iyoo Xeer ilaalinta Qaranka ay sheegtay in weerarkii Hotelka SYL loo soo qabtay 11 qof oo isugu Jira Saraakiil iyo Askar.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories