HomeWararDiraadaha Droneska oo duqeeyay Al Shabaab

Diraadaha Droneska oo duqeeyay Al Shabaab

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee dalka Mareekanka ayaa xalay duqeeyay Fadhiisimo Al Shabaab ay ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in duqeynta ay ka dhacday deegaanadda Tooratooow, Ambareeso oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Lama oga Khasaaraha ka dhashtay duqeyntaasi. Diyaaraha Aan duuliyaha Laheyn […]

- Advertisement -

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee dalka Mareekanka ayaa xalay duqeeyay Fadhiisimo Al Shabaab ay ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur Siidii ayaa sheegay in duqeynta ay ka dhacday deegaanadda Tooratooow, Ambareeso oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Lama oga Khasaaraha ka dhashtay duqeyntaasi.

Diyaaraha Aan duuliyaha Laheyn ee dalka Mareekanka ayaa dhowr jeer duqeyn ka geestay deegaanada Al Shabaab ay kaga sugan yihiin Gobolka Shabeelaha Hoose.

Latest stories