HomeWararDhageyso:Maamulka Deegaanka Jambaluul oo Digniin U Diray Hey'addaha Gurmadka

Dhageyso:Maamulka Deegaanka Jambaluul oo Digniin U Diray Hey’addaha Gurmadka

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Maamulka Deegaanka Jambaluul Ee Degmadda Afgooye ayaa digniin u diray dhamaan Hey’addaha Gurmadka Ee aan iska diiwaangelin Maamulka Degmadda Afgooye.

Waxa uu sheegay Gudoomiyaha Deegaanka Jambaluul Mudane Jaale iney jiraan Hey’ado si iskood u sheegta Iney Dadka u adeegaan lkn wata danno gaar ah.

Ugu dambeyntii waxa uu ugu yeeray Dhamaan Hey’adahasi iney si deg deg ah ay isku diiwaangeliyaan.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories