HomeWararDhageyso:Ahlusunna oo beenisay in Amisom lagu wareejiyay Amaanka Guriceel

Dhageyso:Ahlusunna oo beenisay in Amisom lagu wareejiyay Amaanka Guriceel

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Gudoomiyaha Ahlusunna Waljameeca ugu magacaaban Degmadda Guriceel Xuseen Salaad ibraahim oo la Hadlay Radio Dalsan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in gacan ku haynta Amaanka Degmadaasi lagu wareejiyay Ciidamada Amisom. Waxa uu sheegay in heshiiska degmadaasi uu qeyb ka ahaa in Amaanka Degmadda Guriceel ay gacanta ku hayaan Ciidamadda Ahlusunna Waljameeca. Hadalkan ayaa imaanaya xilli madaxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Ahlusunna Waljameeca ugu magacaaban Degmadda Guriceel Xuseen Salaad ibraahim oo la Hadlay Radio Dalsan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in gacan ku haynta Amaanka Degmadaasi lagu wareejiyay Ciidamada Amisom.

Waxa uu sheegay in heshiiska degmadaasi uu qeyb ka ahaa in Amaanka Degmadda Guriceel ay gacanta ku hayaan Ciidamadda Ahlusunna Waljameeca.

- Advertisement -

Hadalkan ayaa imaanaya xilli madaxda dowladda ay sheegeen  in Amaanka Degmadda Guriceel ee gobolka Galgaduud lagu Wareejiyay Ciidanka Amisom.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts