HomeCiyaarahaArsenal oo wajaheysa Bradford City, Reading cidii u soo...

Arsenal oo wajaheysa Bradford City, Reading cidii u soo baxda semi-finalka FA Cup

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxdii ku guuleysata ciyaarta   ku celiska wareega lixaad-Bradford City iyo  Reading midii  u soo baxdo  semi-finalka FA Cup.

Gunners ayaa waxa ay wareega afar dhamaadka la 2-1 kaga badiyeen Manchester United caawa.

Reading  iyo  Bradford kulankii lixaad ee wareegan ku  dhameystay barbaro goolal la’aan ah isbuucaan, iyadoo ciyaar ku celis ah ay dheeli doonaan

Aston Villa sido kale la ciyaareysa kooxdii soo baxda  Liverpool iyo Blackburn Rovers ‘ oo wada dheeli doona ciyaar ku celis ah .

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories