HomeWararKulan Sagootin ah oo loo sameeyay Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya

Kulan Sagootin ah oo loo sameeyay Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa Maanta Waxaa ay kulan Sagootin ah ay u sameeyeen Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mustaf Shiikh Cali Dhuxuloow. Kulanka Sagootinta Waxaa ka qeyb galay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Masuuliyiin kale oo ka Tirsan Wasaaradaasi. Mustaf Shiikh Cali Dhuxulow ayaa amaanay dhamaan xubnihii Lasoo shaqeeyay, Waxaana uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa Maanta Waxaa ay kulan Sagootin ah ay u sameeyeen Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mustaf Shiikh Cali Dhuxuloow.

Kulanka Sagootinta Waxaa ka qeyb galay Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Masuuliyiin kale oo ka Tirsan Wasaaradaasi.

- Advertisement -

Mustaf Shiikh Cali Dhuxulow ayaa amaanay dhamaan xubnihii Lasoo shaqeeyay, Waxaana uu ku baaqay in lala Shaqeeyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts