HomeWararMaxkamad Ku Taala Koonfur Afrika oo La soo taagi Doono Nin Soomaali...

Maxkamad Ku Taala Koonfur Afrika oo La soo taagi Doono Nin Soomaali ah

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Muwaadinkan Soomaaliyeed ee Maxkamada La soo taagi doono ayaa lagu xeray Magaaladda Soweto Ee Dalka Koonfur Afrika kadib markii lagu qabtay Hub iyo Rasaas Sharci darro ah sida ay sheegeen Booliska Johannesburg. Booliska ayaa ka soo xeray Ninkan Soomaaliga ah oo aan Magaciisa la shaacin Dukaankiisa oo ku yaala Soweto sida laga soo xigtay Constable […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muwaadinkan Soomaaliyeed ee Maxkamada La soo taagi doono ayaa lagu xeray Magaaladda Soweto Ee Dalka Koonfur Afrika kadib markii lagu qabtay Hub iyo Rasaas Sharci darro ah sida ay sheegeen Booliska Johannesburg.

Booliska ayaa ka soo xeray Ninkan Soomaaliga ah oo aan Magaciisa la shaacin Dukaankiisa oo ku yaala Soweto sida laga soo xigtay Constable Sibusiso Chauke oo ka tirsan Saraakiisha Booliska Koonfur Afrika.

- Advertisement -

Booliska waxa ay sheegayaan in Ninkan uusan wax sharci u heysan inuu Hub heysto.

Booliska ayaa Weydiiyay inuu soo saaro sharciga Hub Heysashadda Lkn wuu ku guuldareystay,Booliska waa ay xereen waxana Weli Socda Baaritaankiisa isaga oo si deg deg ah uga soo muuqan doona Maxkamadda Orlano Ee Dalka Koonfur Afrika.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts