HomeWararDaawo:Sawiradda Dowladda Talyaaniga oo Ku Wareejisay Gawaari Dagaal Dowladda Soomaaliya

Daawo:Sawiradda Dowladda Talyaaniga oo Ku Wareejisay Gawaari Dagaal Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xaflad Weyn oo ay Dowladda Talyaaniga Gawaari Dagaal ugu Wareejisay Dowladda Federaalka Ayaa Maanta lagu qabtay Muqdisho. Waxa ka qeybgaleen Munaasabadasi Saraakiisha Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka socday Militiriga Dalka Talyaaniga. Dowladda Talyaaniga ayaa ku deeqay Gawaari Dagaal oo dhan 54 Gaari oo ah Nooca Waaweyn.

- Advertisement -

Xaflad Weyn oo ay Dowladda Talyaaniga Gawaari Dagaal ugu Wareejisay Dowladda Federaalka Ayaa Maanta lagu qabtay Muqdisho.

Waxa ka qeybgaleen Munaasabadasi Saraakiisha Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xubno ka socday Militiriga Dalka Talyaaniga.

- Advertisement -

Dowladda Talyaaniga ayaa ku deeqay Gawaari Dagaal oo dhan 54 Gaari oo ah Nooca Waaweyn.gawaari5gawaari4

gawaari2 gawaari3 gawaari4 gawaari5 gawaari6 gawaari7 gawaari8 gawaari9 gawaari10 gawaari11

Latest stories