HomeWararErgadii Wada Hadalka Soomaaliya Iyo Somaliland oo Maanta Ku Soo Laabanaya Dalka

Ergadii Wada Hadalka Soomaaliya Iyo Somaliland oo Maanta Ku Soo Laabanaya Dalka

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ergadii kala mataleysay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ee ku sugnaa Dalka Turkiga ayaa Maanta ku soo laabanaya Dalka,gaar ahaan Muqdisho iyo Hargeysa. Waxa lagu guul dareystay inuu dhaco Wada hadalkii loo tagay Magaaladda Istanbul ee Dalka Turkiga,kadib markii Ergada Somaliland ay ku madax adeegeen ineysan la fariisan doonin Masuuliyiin asal ahaan ka soo […]

- Advertisement -

Ergadii kala mataleysay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ee ku sugnaa Dalka Turkiga ayaa Maanta ku soo laabanaya Dalka,gaar ahaan Muqdisho iyo Hargeysa.

Waxa lagu guul dareystay inuu dhaco Wada hadalkii loo tagay Magaaladda Istanbul ee Dalka Turkiga,kadib markii Ergada Somaliland ay ku madax adeegeen ineysan la fariisan doonin Masuuliyiin asal ahaan ka soo jeeda Deegaanadda Maamulkasi.

- Advertisement -

Somaliland ayaa diiday iney Wada Hadalka ay ka qeyb galaan wasiirka warfaafinta ee dowladda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Cali Axmed Jamac Jangeli Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada, Saciid Qoorsheel iyo Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xildhibaan Cilmi.

Latest stories