HomeWararAMISOM oo Deeq Raashin ah ka Qeybisay Cisbitaalka Banaadir

AMISOM oo Deeq Raashin ah ka Qeybisay Cisbitaalka Banaadir

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamadda Boliiska Amisom ayaa maanta Waxaa ay deeq gar gaar raashin ah gaarsiiyeen bukaanada ku jira qeybo Kamida Cisbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Banaadir. Saraakiisha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee cisbitaalka iyadoona gar gaarka ay ku wareejiyeen Madaxda cisbitaalkaasi. intaasi kadib mid kamida Saraakiisha boliiska Amisom ayaa la hadlay Saxaafadda Waxaana uu […]

- Advertisement -

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamadda Boliiska Amisom ayaa maanta Waxaa ay deeq gar gaar raashin ah gaarsiiyeen bukaanada ku jira qeybo Kamida Cisbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Banaadir.

Saraakiisha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee cisbitaalka iyadoona gar gaarka ay ku wareejiyeen Madaxda cisbitaalkaasi.

- Advertisement -

intaasi kadib mid kamida Saraakiisha boliiska Amisom ayaa la hadlay Saxaafadda Waxaana uu sheegay in Amisom ay garab taagan tahay Ummadda Soomaaliyeed.

Gudoomliya Cisbitaalka Banaadir Dr C/Risaaq Xasan Cali ayaa dhankiisa ka Mahad Celiyay deeqda Raashinka ah, Waxaana uu intaasi ku daray in Cisbitaalka uu u baahanyahay Gar gaar Dheeraad ah.

Sidoo kale Waxaa goobta ka hadlay Gudoomiyaha Degmadda Wadajir Axmed Cabdulle Afrax waxaa uuna tilmaamay in loo baahanyahay Hay’adaha gar gaar ka inay Gurmad deg deg ah lasoo gaaraan Cisbitaalka Banaadir.

- Advertisement -

Deeqda Gar gaarka ah ee Amisom Ka Qeybisay Cisbitaalka Hoyada iyo Dhalaanka Banaadir ayaa ka Koobneed Bariis, Boorash iyo Timir.

Latest stories