HomeWararWasiirka Difaaca Soomaaliya oo gaaray Degmooyin ka tirsan Galgaduud

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo gaaray Degmooyin ka tirsan Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya Cabdul qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxaa ay gaareen Magaalooyin ay Kamid yihiin Dhuusa Mareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud. Xubnaha uu hogaaminayo Wasiirka ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Dhuusa Mareeb. Wasiirka ayaa waxaa uu kulamo la qaatay Maamulka Degmadda iyo qeybaha Kala Duwan ee […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Difaaca Soomaaliya Cabdul qaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxaa ay gaareen Magaalooyin ay Kamid yihiin Dhuusa Mareeb iyo Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Xubnaha uu hogaaminayo Wasiirka ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Dhuusa Mareeb.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa waxaa uu kulamo la qaatay Maamulka Degmadda iyo qeybaha Kala Duwan ee bulshadda Degmadaasi ku dhaqan.

Kulanka kadib ayaa Wasiirka gaashaandhiga  iyo Wafdigiisa Waxaa ay u dhaqaaqeen  degmadda Guriceel iyadoona la tilmaamayo inay booqan doonaan Dugsiga tababarada Ciidanka  ee Har-qaboobe iyo Xerada 21 aad.

Booqashada Wafdigan ayaa timid iyadoo maalmihii dambe Magaaladda Guriceel ay dhawr jeer kusoo laabteen dagaalo xoogan.

Latest stories