HomeWararWariye C/qaadir Nadaara oo Loo Magacaabay Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed

Wariye C/qaadir Nadaara oo Loo Magacaabay Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wariye C/Qaadir Nadaara oo ahaa Saxafi waqti badan ku soo jiray Warbaahinta ayaa Loo Magacaabay Afhayeenka Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed Ee Dalka Soomaaliya. Wariye Nadaara ayaa hore uga soo shaqeeyay Idaacadii Horn Afrik,Telefishinka Universal iyo Kalsan TV. Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kamid ah Maamuladda ka jira Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Wariye C/Qaadir Nadaara oo ahaa Saxafi waqti badan ku soo jiray Warbaahinta ayaa Loo Magacaabay Afhayeenka Cusub ee Maamulka Koonfur Galbeed Ee Dalka Soomaaliya.

Wariye Nadaara ayaa hore uga soo shaqeeyay Idaacadii Horn Afrik,Telefishinka Universal iyo Kalsan TV.

- Advertisement -

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kamid ah Maamuladda ka jira Dalka Soomaaliya.

Latest stories