HomeWararTaliyihii Ciidamadda Militiriga Soomaaliya oo Xilkii Laga Qaaday iyo Taliye Cusub oo...

Taliyihii Ciidamadda Militiriga Soomaaliya oo Xilkii Laga Qaaday iyo Taliye Cusub oo Loo Magacaabay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ilo Wareedyo Diiday in la shaaciyo Magacyadooda ayaa U Xaqiijiyay Radio Dalsan in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya u Xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidamadda Militiriga Soomaaliya General Daahir Adan Cilmi (Indha Qarsho). Sababta Xilka looga qaaday Taliyaha oo aan isku daynay inaan si rasmi ah u ogaano ma aysan inoo suurto galin. Warar kale oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo Wareedyo Diiday in la shaaciyo Magacyadooda ayaa U Xaqiijiyay Radio Dalsan in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya u Xilkii ka qaaday Taliyaha Ciidamadda Militiriga Soomaaliya General Daahir Adan Cilmi (Indha Qarsho).

Sababta Xilka looga qaaday Taliyaha oo aan isku daynay inaan si rasmi ah u ogaano ma aysan inoo suurto galin.

- Advertisement -

Warar kale oo ay Dalsan heshay ayaa iyagana sheegaya in Xilkasi loo Magacaabay Abaan duulihii hore ee Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya General Cabdikariim Yuusuf Adan oo loo yaqaano (Dhaga Badan).

Dowlada Federaalka Soomaaliya weli ma aysan ka hadlin Warkan imminka soo shaac baxay.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts