HomeWararShirkii Wada hadalka Soomaaliya iyo Somaliland ee dalka Turkiga oo lagu kala...

Shirkii Wada hadalka Soomaaliya iyo Somaliland ee dalka Turkiga oo lagu kala tagay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Xubnaha kala Matalaya  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa ku kalatagay shirkii lagu balansanaa inuu ka furmo dalka turkiga. Maamulka Somaliland ayaa waxaa ay horey u sheegeen in aysan hor fariisan doonin Afar Xubin oo ka tirsan dowladda federaalka kuwaas oo maamulka Somaliland ay ku sheegeen inay kasoo jeedaan deegaanada Maamulkooda. Ma’ahan Markii ugu […]

- Advertisement -

Xubnaha kala Matalaya  Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa ku kalatagay shirkii lagu balansanaa inuu ka furmo dalka turkiga.

Maamulka Somaliland ayaa waxaa ay horey u sheegeen in aysan hor fariisan doonin Afar Xubin oo ka tirsan dowladda federaalka kuwaas oo maamulka Somaliland ay ku sheegeen inay kasoo jeedaan deegaanada Maamulkooda.

- Advertisement -

Ma’ahan Markii ugu horeysay oo uu dib u dhaco shirka wada hadalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.

Latest stories