HomeWararKenya oo ka Walaacsan Weerar Al Shabab ay ku qaado Baarlamaanka Dalkaasi

Kenya oo ka Walaacsan Weerar Al Shabab ay ku qaado Baarlamaanka Dalkaasi

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Warbixin lagu qoray Bogga wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya, ayaa lagu sheegay in 12 ruux oo loogu shakiyay Al Shabab in ay qorsheynayaan in ay weraraan dhismaha Baarlamaanka Kenya. Hey’addaha sirdoonka Kenya, ayaa sheegay in 12 ruux lix kamid ah in ay ku jiraan gudaha dalkaasi. Shaqaalaha safaarada Masar ee Magalada Nirobi, […]

- Advertisement -

Warbixin lagu qoray Bogga wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya, ayaa lagu sheegay in 12 ruux oo loogu shakiyay Al Shabab in ay qorsheynayaan in ay weraraan dhismaha Baarlamaanka Kenya.

Hey’addaha sirdoonka Kenya, ayaa sheegay in 12 ruux lix kamid ah in ay ku jiraan gudaha dalkaasi.

- Advertisement -

Shaqaalaha safaarada Masar ee Magalada Nirobi, ayaa dhawaan ka dalbaday hey’addaha amaanka dalka Kenya, in la adkeeyo amaanka shaqaalaha Masaarida ee dalkaasi, si looga feejignaado in aaney dhicin qasaara gaara shaqaalahooda hadii ay macaquul noqoto in al shabab ay beegsadaan.

Sirdoonka Kenya, ayaa shegay in ay macquul tahay in weerarada xaruunta barlamaka loo adeegsado gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyo, oo lagu sii diyaariyo khasriga Madaxtooyada.

Sirdoonka iyo hey’aadaha amaanka waxaa warbiintooda ku qornaa in wwerarada looga shakisanyahay, nin Magaciisa ay ku shegeen Mr Maxamed Maxamuud, iyo xubo kale, kaasoo ay ku eedeyeen in uu sheegtay weeraro 22 bishii Noveber ee sanadkii 2014 lagu qaaday gawaari maraysay deegaanada Waqooyi bari bari dalka Kenya.

Latest stories