HomeWararDowladda Kenya oo ciidamo Boliis ah u daad gureysay xarunta Baarlamaanka dalkaasi

Dowladda Kenya oo ciidamo Boliis ah u daad gureysay xarunta Baarlamaanka dalkaasi

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dowladda Kenya ayaa Bilayskeeda heegan sare galisay iyadoona dhinaca kale ciidamo udaad gureysay Khasriga Madaxtooyada dalkaasi, kadib markii hey’adaha sirdoonka ay muujiyeen surtagalmimada in Al Shabab ay weraraan Xaruunta Baarlamaanka dalkaasi. xubin ka tirsan hey’addaha ammaanka oo lagu magcaabo IG Samuel Arachi, ayaa sheegay in ay adkeenayaan ammaanka xaruumaha muhiimka ah ee dowlada. “Waxaan ciidamo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa Bilayskeeda heegan sare galisay iyadoona dhinaca kale ciidamo udaad gureysay Khasriga Madaxtooyada dalkaasi, kadib markii hey’adaha sirdoonka ay muujiyeen surtagalmimada in Al Shabab ay weraraan Xaruunta Baarlamaanka dalkaasi.

xubin ka tirsan hey’addaha ammaanka oo lagu magcaabo IG Samuel Arachi, ayaa sheegay in ay adkeenayaan ammaanka xaruumaha muhiimka ah ee dowlada.

- Advertisement -

“Waxaan ciidamo udaadgureynay xaruumaha muhiinka ah ee dowladda, waxaan usameyneyno ayaa waxaa ay tahay dadaal aad usareyo oo dhanka ammaanka ah” ayuu yiri

Sidoo kale waxaa uu carabka ku dhuftay in 100 askeri oo ciidanka ammaanka ah la geeyay xarunta Baarlamaanka si ay u ilaaliyaan shaqaalaha Baarlamaanka.

Warbixinnada sirdoonka maanta ay soo saareen ayaa sheegeysa in ugu yaraan 12 ka tirsan Xarakada Al Shabab  looga shakisan yahay in ay damacsanyihiin weeraro shirqool ah oo  laga fuliyo Xaruunta Barlamaanka.

- Advertisement -

Sirdoonka sido kale waxaa ay cadeyeen in lix kamid ah raga damacsan werarada in ay hada ku suganyihiin gudaha Magalada Nairobi, balse aan wali la aqoonan halka ay ka joogaan magaalada.

Shaqaalaha Safaarada Masar ee Magalada Nairobi, ayaa dhawaan ka dalbaday hey’addaha ammaanka dalka Kenya, in la adkeeyo amaanka shaqaalaha Masarida ee dalkaasi, si looga feejignaado in aaney dhicin qasaara gaara shaqaaladooda hadii ay macaquul noqoto in Al Shabab ay begsadaan.

Sirdoonka Kenya, ayaa sheegay in ay macquul tahay in werarada xarunta Baarlamaanka loo adeegsado gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyo, oo lagu sii diyaariyo khasriga Madaxtooyada.

Sirdoonka iyo hey’aadaha amaanka waxaa warbaahintooda ku qornaa in werarada looga shakisanyahay, nin Magaciisa ay ku shegeen Mr Maxamed Maxamuud, iyo xubo kale, kaas oo ay ku eedeyeen nin sheegtay weeraro 22 bishii November ee sanadkii 2014 lagu qaaday gawaari maraysay deegaanada Waqooyi bari bari dalka Kenya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts