HomeWararDeg Deg: Hal Qof oo Ku Dhintay Rasaas Lagu Furay Taageerayaal...

Deg Deg: Hal Qof oo Ku Dhintay Rasaas Lagu Furay Taageerayaal ku sugnaa Garoonka Koonis

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay Rasaas ay fureen Ciidamadda Ilaalada Garoonka kubadda Cagta Koonis Stadium kadib markii ay isku dhaceen Taageerayaasha Kooxaha Banadir iyo Jeenyo. Qofka dhintay waxa uu kamid ahaa Dadkii daawanayay Kulanka Maanta ee ka dhacay garoonka Koonis ee Muqdisho. Taageerayaasha kooxda Banadir ayaa Bilaabay sawaxan iyo buuq iyadda oo ciyaarta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay Rasaas ay fureen Ciidamadda Ilaalada Garoonka kubadda Cagta Koonis Stadium kadib markii ay isku dhaceen Taageerayaasha Kooxaha Banadir iyo Jeenyo.

Qofka dhintay waxa uu kamid ahaa Dadkii daawanayay Kulanka Maanta ee ka dhacay garoonka Koonis ee Muqdisho.

- Advertisement -

Taageerayaasha kooxda Banadir ayaa Bilaabay sawaxan iyo buuq iyadda oo ciyaarta ay ahayd 2-1 waxana lagu lahaa Goolka Kooxda Banadir.

Waxa ay Weerar toos ay ku wajaheen Taageerayaasha kale ee Kooxda Jeenyo,waxana halkasi ka dhashay Dagaal toos ah.

Booliska iyo taageerayaasha ayaa isku dhacay Rasaas badan ayay ku fureen Booliska Dadkii bilaabay Rabshadda dhacday.

- Advertisement -

Waxa jira Warar kale oo sheegaya in dhimashada ay tahay Laba Ruux.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts