HomeWararWada Hadalka Soomaaliya iyo Somaliland oo Maanta ka Furmaya Istanbul

Wada Hadalka Soomaaliya iyo Somaliland oo Maanta ka Furmaya Istanbul

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wada hadalka u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa Maanta ka furmaya Magaaladda Istanbul ee Dalka Turkiga. Waxa halkasi ku sugan Wufuud kala mataleysa Labada Dhinac Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Dowladda Turkiga ayaa gogoshan dhigtay,inkastoo Somaliland weli hal arin ay ka cabaneyso. Waxa ay aad u diidan tahay Somaliland in Lagu soo daro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wada hadalka u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland ayaa Maanta ka furmaya Magaaladda Istanbul ee Dalka Turkiga.

Waxa halkasi ku sugan Wufuud kala mataleysa Labada Dhinac Dowladda Federaalka iyo Somaliland.

- Advertisement -

Dowladda Turkiga ayaa gogoshan dhigtay,inkastoo Somaliland weli hal arin ay ka cabaneyso.

Waxa ay aad u diidan tahay Somaliland in Lagu soo daro Wafdiga dhinaca Dowladda ka socda Xubno ka soo jeeda Maamulka Somaliland.

Wada Hadalkan Maanta furmaya waxa diiradda lagu saari doonaa Madax Banaanida Somaliland.

- Advertisement -

Dhowr jeer sidan oo kale waxa loogu kulmay Dalalka Ingiriiska,Turkiga iyo Jabuuti iyadda oo aysan halkasi ka soo bixin wax natiijo ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts