HomeWararSoomaalida Magaalada Minneapolis oo wax laga xumaado ku tilmaamay hanjabada Al-Shabab

Soomaalida Magaalada Minneapolis oo wax laga xumaado ku tilmaamay hanjabada Al-Shabab

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Bulshada ka tagay bariga Qaaradan Africa, sida Soomaalida, oo kulan iskugu yimid Magalada Minneapolis, ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ay ka wada hadlen arimo ay ka mid yihiin ka hortagida sida dhalinyaradooda ay ugu biirin islaamiyiinta ka dagaalama wadamada Soomaaliya, Suriya iyo Iraaq.

Waa markii ugu horeysay oo bulshada soomaalida ee dalka Mareyakan ay kulan heerkaan oo kale ay iskugu yimaadaan sida ay ugu hadlaan qatarta kasoo yeertay Al Shabab, kaas oo ahaa in ay weerari doonaan dalkasi.

Kulanka Hogaamiyaasha Soomaalida iyo kuwa muslimiinta Mareykanka, ayaa waxaa xooga lagu saaray sida loogu hortagi karo in dhalinyarada Soomaali-Americanka ay ugu mid noqon Al Shabab, waxaana dowlada Mareykanka ay ka dalbadeen in ay kala shaqeyaan.

Xogahayaha arimaha gudaha dalkaasi Jay Johson, ayaa markii ay fariinta Al Shabab soo baxday ku shegay in hanjabaada ay si dhab ah uqaadan doonaan.

Xarakada Al Shabab ayaa waxaa ay sheegeen in ay weerari doonaan xaruumaha Ganacsida dalalka Mareykanka, Canada iyo Ingiriisska.

Ilaa daraasiyiin Soomaali-American ah ayaa waxaa sanadkii 2014 ay usafreen wadamada Suriya iyo Iraaq si ay ugu biiran kooxda Dowlada Islamica.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories