HomeWararShirka wada hadalka soomaaliya iyo Somaliland oo beri ka furmaya dalka Turkiga

Shirka wada hadalka soomaaliya iyo Somaliland oo beri ka furmaya dalka Turkiga

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wafdiga Somaliland kaga qeygalaya shirka wada hadalka soomaaliya iyo maamulka somaliland ayaa waxaa ay gaaren dalka turkiga sida uu sheegay Maxamed Biixi Yoonis oo ah wasiirka arimaha dibada maamulka somaliya.

Shirka wada hadalka ayaa waxa uu socon doonaan, maalmaha Axad iyo Sabtiga.

Mr Yoonis, ayaa sheegay in ay wax wanaagsan ay ka filayaan shirka maalinta beri ka furmaya dalka Turkiga, isagoona rajo wanaagsan ka muujiyay in isuso dhawaasho la muujin karo.

Ergadii Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland ee ku wada hadlayay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa kala saxiixday is afgarad.kaasoo ka koobnaan ilaa dhoor qodob, Inkastoo qodobada ugu muhiimsan wada hadalka sida gooni isutaagga Somaliland iyo Midnimada Soomaaliya aan weli laga wada hadlin .

Qodobada ugu muhimsan heshiiska waxaa ka mid ah, in laga garaabo dhibaatadii dadka reer Somaliland ka soo gaartay xukumadii dhexe ee miltariga, lana cambaareeyo.

Waxaana uu heshiiskaasi dhacay sanadkii 2014.

Dowlada soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa dhowr jeer wada hadal ku galay wadanka dibadiisa.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories