HomeWararQaramada Midoobay oo Hal Sanno Ku Kordhisay Howlgalka Amisom Ee Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo Hal Sanno Ku Kordhisay Howlgalka Amisom Ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ciidamadda Dowladda Kenya ayaa sii joogi doona Dalka Soomaaliya muddo dheer kadib markii Golaha Ammaanka uu Hal Sanno ugu kordhiyay Howlgalka Amisom. Xoghayaha Golaha Difaaca Kenya Raychell Omamo ayaa Shalay Sheegtay in Kenya ay soo dhaweyneyso Go’aanka lagu kordhiyay Howlgalka Amisom ee Dalka Soomaaliya. Omamo ayaa sheegtay in Joogitaanka Ciidamadda Kenya ee Dalka Soomaaliya aysan ka […]

- Advertisement -

Ciidamadda Dowladda Kenya ayaa sii joogi doona Dalka Soomaaliya muddo dheer kadib markii Golaha Ammaanka uu Hal Sanno ugu kordhiyay Howlgalka Amisom.

Xoghayaha Golaha Difaaca Kenya Raychell Omamo ayaa Shalay Sheegtay in Kenya ay soo dhaweyneyso Go’aanka lagu kordhiyay Howlgalka Amisom ee Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Omamo ayaa sheegtay in Joogitaanka Ciidamadda Kenya ee Dalka Soomaaliya aysan ka caawin doonin oo kaliya wiiqitanka Al Shabab balse la xureyn doono Magaalooyin Badan sida ay tiri.

Howlgalka Amisom waxa uu bilaawday Sanadkii 2006dii balse waxa uu si rasmi ah u howlgalay Sanadkii xigay ee 2007dii.

 

Latest stories